Skip to Content

Gooryaan-dile -- Antihelminthic

Daawo
November 6, 2025 by
Gooryaan-dile -- Antihelminthic
Sayid Cali
| No comments yet

Daawo lagu daaweeyo caabuqa gooryaanka noocyadiisa kala duwan.

Waa daawo loo isticmaalo in lagu dilo ama lagu bixiyo gooryaanka (helminths) ee ku nool gudaha jirka bini’aadamka, gaar ahaan mindhicirka.

Eraygaan waxaa laga isticmaalaa Ingiriiska.

Gooryaan-dile -- Antihelminthic
Sayid Cali November 6, 2025
Share this post
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Maado Ka-hortagta Dhiig-baxa -- Antihaemophilic Factor (AHF)
Daawo