Skip to Content

gooryaanka dhiig-dhuuqaha -- Ancylostomiasis

Jirro

Jirro; gooryaan, kaas oo dhuuqa/jiqa dhiiga qofka, kadibna qofku uu dareemo tabar daro iyo dhiigyari.

Waa caabuq ay keento cayayaanka dhuuqa dhiigga, gaar ahaan Ancylostoma duodenale iyo Necator americanus. gooryaankaani waxay jirka aadanaha ka soo gashaa iyadoo xagga maqaarka kana timaada carrada wasakhaysan, kadibna waxay u guurtaa xiidmaha, halkaasoo ay ku dhagto oo dhiigga ka nuugto. Xanuunkani wuxuu sababi karaa dhiig-yaraan, nafaqo-xumo, iyo calaamado la xiriira caabuqa mindhicirada sida calool xanuun iyo shuban. Waxaa inta badan laga helaa meelaha kuleylaha iyo kuwa aan nadaafadoodu fiicnayn.

gooryaanka dhiig-dhuuqaha -- Ancylostomiasis
Sayid Cali March 9, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Qaniinyada gooryaanka ee Mindhicirka -- Ancylostoma
Gooryaan