Skip to Content

Hiddo-side -- DNA (Deoxyribonucleic Acid)

Xubin unugga ka mid ah

Waa walxo sida xogta hidde-sideyaasha oo hagta samaysanka, shaqada, koritaanka, iyo taranka noolaha oo dhan. Waxay la mid tahay qorshe ama diiwan lagu kaydiyo unug kasta, kaasoo go'aamiya astaamaha qofka sida midabka indhaha, dhirirka, iyo u nuglaanshaha cudurrada. Hiddo-sidaha waxaa laga dhaxlaa waalidka.

Hiddo-side -- DNA (Deoxyribonucleic Acid)
Maxamed April 23, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Kansarka -- Cancer
Jirro