Skip to Content

Hoormoon-diyaariyaha-uurka -- Progesterone

Hormoon

Waa hoormoon uu soo saaro corpus luteum-ka ee ku jira ugxan-sidaha (ovary) ka dib ovulation. Waxay door muhiim ah ka ciyaartaa hagaajinta wareegga caadada iyo ilaalinta uurka. Progesterone waxa uu diyaarisaa xuubka gudaha ee ilmo-galeenka (endometrium) si uu u taageero ugxaanta la bacramiyay oo uu  xoojiyo marxaladaha hore ee uurka.



Marxaladaha uurka 

Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.

Faahfaahin

Hoormoon-diyaariyaha-uurka -- Progesterone
Maxamed January 14, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Ubucda ugxaanta -- Corpus luteum
Xubnaha taranka dumarka