Skip to Content

Horey Ujanjeerid -- Anteversion

Tilmaam
November 15, 2025 by
Horey Ujanjeerid -- Anteversion
Sayid Cali
| No comments yet

Janjeerka ama qalooca xubin kamid ah jirka, mid caafimaad qabta oo lagu yaqaan qaloocaas sida ilmo-galeenka ama mid jiranba.

Waa marka xubin jirka ka mid ahi ay hore ugu foorarto ama hore ugu leexato marka loo eego booskeeda caadiga ah. Waxaa badanaa lagu tilmaamaa Ilmo-galeenka (uterus) ama qoorta lafta bowdada (femoral neck).

Horey Ujanjeerid -- Anteversion
Sayid Cali November 15, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Asitokolin-diid -- Anticholinergic
Daawo