Waa dheecaan laga soo daayo qanjirka loo yaqaano (adrenalgland) taas oo dheelitirta curiyayaasha loo yaqaano (sodium iyo potassium) ee dhiiga. ayadoo ilaalineesa heerka cadaadiska dhiiga.
Waxay door muhiim ah ka ciyaartaa xakamaynta dheellitirka milixda (sodium), biyaha, iyo cadaadiska dhiigga.
Hormoonka Milixda iyo Biyaha -- Aldosterone(ALD)