Skip to Content

Hurdo-Xanuun-dile -- Amitriptyline

Daawo
April 23, 2026 by
Hurdo-Xanuun-dile -- Amitriptyline
Sayid Cali
| No comments yet

Daawo dadka isku buuqa lagu dajiyo maskax ahaan, sidoo kalena xanuunka la tacaahso, hurdana siisa, sidoo kale madax nuunka waa lgu daaweeyaa.

Waa daawo ka tirsan tricyclic antidepressants oo loo isticmaalo daawaynta niyad-jabka, sidoo kale waxaa loo adeegsadaa xanuunka neerfaha(kabaabyada iwm) iyo ka hortagga madax-xanuunka dhanjafka, ayadoo saameysa fariin-neerfeedka maskaxda(neurotransmitters ).

Hurdo-Xanuun-dile -- Amitriptyline
Sayid Cali April 23, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Qaybsanaan Aan-Mitoosis ahayn -- Amitosis
Cilmiga Unugyada