Skip to Content

Imbishiliin -- Ampicillin

Daawo
December 20, 2025 by
Imbishiliin -- Ampicillin
Sayid Cali
| No comments yet

Imbishiliin; Daawo nooc ka mid ah (penicillin) kaas oo loo isticmaalo daaweynta caabuqa.

Waa daawo Qalijiyo ah kana tirsan penicillin-ka, waxaana loo isticmaalaa daawaynta caabuqa bakteeriyada kala duwan sida kuwa neef-mareenka, kaadi-mareenka, mindhicirka, iyo meningitis-ka.

Imbishiliin -- Ampicillin
Sayid Cali December 20, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Shuban Dhiig-amiibe -- Amoebic Dysentery
Jirro