Baaritaan ama indho-indheyn lagu sameeyo uurjiifka iyo biyaha uurka xiliga uurka.
Waa hab-caafimaad oo lagu isticmaalo qalab gaar ah (amnio scope) si loo arko Xeendaabka Uurjiifka iyo dheecaankeeda iyada oo loo marayo ilmo-furaha(Cervix -afka hore ee ilmogaleenka), loona qiimeeyo xaaladda ilmaha iyo dheecaanka uurka maalmaha ugu danbeeya ee uurka ama xiliga foosha socoto.