Skip to Content

Isha-caajiska ah -- Amblyopia

Jirro xaga aragga ah
June 6, 2026 by
Isha-caajiska ah -- Amblyopia
Sayid Cali
| No comments yet

Indhaha; araga oo la waayo ayado  oo jirin dhaawac xaga indhaha ah, ha ahaato sigaar oo cabay oo sun ku jirta ama qamro oo cabay oo araga ku waayay.

Waa cillad arag ku dhacda xiliga koritaanka aragga carruurnimada, taas oo keenta in hal il (ama marar dhif ah labada ilood) aysan si caadi ah u horumarin aragga. Aragga daciifka ah badanaa si buuxda looguma sixi karo muraayado keliya.

Isha-caajiska ah -- Amblyopia
Sayid Cali June 6, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Xubno-taran Aan-caddayn -- Ambiguous Genitalia
Koriimada xubnaha jirka aan caadiga aheyn