Skip to Content

Isku-dhaga laba xuub ee Isha -- Anterior Synechia

Isha

Xaalad caafimaad xuma oo indhaha ah, taas oo ah marka dabaqyadaan indhaha(iris iyo cornea) ay isku dhagaan.

Waa isku-dhacyo aan caadi ahayn oo ka dhasha ku dhegganaanshaha meesha u dhexeysa labada xuub ee (iris iyo cornea), badanaa waxaa keena caabuq, dhaawac, ama infekshan. Waxay sababi kartaa in biyaha isha aysan si fiican u daadagin, taas oo kordhin karta cadaadiska isha.

Isku-dhaga laba xuub ee Isha -- Anterior Synechia
Sayid Cali November 27, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Fiiqa Miskaha -- Anterior Superior Iliac Spine
Tilmaam