Skip to Content

isku-furanka-dabada -- Anal Fistula

Jirro

Duleel ka sameesma mindhicirka hoose kadib in uu ku dhasho sidaas, caabuq ku yimid duleelka dabada akte edaama waxyaala kale sida kansar, qaliin u galay, dhaawac gaaray iwm.

waa marin aan caadi ahayn oo ka samaysma gudaha dabada (marinka dabada) kuna fura maqaarka agagaarka dabada. Waxay badanaa ka dhalataa caabuq qoto dheer oo ka dhasha qanjirada ku yaal gudaha dabada kadibna fashfash keenta. Calaamadaha lagu garan karo waxaa ka mid ah: xanuun, barar, iyo dheecaan ka yimaada agagaarka dabada.

isku-furanka-dabada -- Anal Fistula
Sayid Cali May 6, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
dilaaca dabada -- anal fissure
Jirro