Daawo balwad ku noqota qaataha kadib marka uu xad-dhaaf u isticmaalay kadibna qabatimay.
Waa isticmaalka xad-dhaafka ah ama khaldan ee daawooyinka amphetamine, taasoo keenta dhibaatooyin jirka iyo maskaxda ah sida ku-tiirsanaan ama balwad ku noqoto, fiigsanaan, hurdo la’aan, iyo dhibaatooyin wadnaha ah.