Skip to Content

Jadeeco-daboole -- Anthrax

Caabuq
November 15, 2025 by
Jadeeco-daboole -- Anthrax
Sayid Cali
| No comments yet

Cudur ku dhaca xoolaaha kaas oo u gudba bin-adamka.

Waa infekshan halis ah oo ay keento bakteeriyada Bacillus anthracis. Waxa uu ku dhici karaa maqaarka, sambabbada, ama caloosha, waxaana badanaa laga qaadaa xoolaha ama waxyaabaha xoolaha laga soo saaro ee caabuqa qaaday.

Jadeeco-daboole -- Anthrax
Sayid Cali November 15, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Madowga Sambabada -- Anthracosis
Cudurada Neef-mareenka