Skip to Content

Jirro-Hiddo-side ee Aragga, Maqalka iyo Kelyaha -- Alport’s Syndrome

Jirro Hiddo sidaha ka yimid
June 22, 2026 by
Jirro-Hiddo-side ee Aragga, Maqalka iyo Kelyaha -- Alport’s Syndrome
Sayid Cali
| No comments yet

Jiro dhaxal ah taas oo kiliyaha ku dhacda keentana in qofka araga iyo maqalka uu dhumiyo.

Waa cudur hiddo-side ah oo dhaawaca kelyaha, maqalka, mararka qaarkoodna indhaha. Waxa uu ka dhashaa cillad ku timaadda collagen-ka nooca IV, oo ah borotiin muhiim u ah dhismaha unugyada.

Jirro-Hiddo-side ee Aragga, Maqalka iyo Kelyaha -- Alport’s Syndrome
Sayid Cali June 22, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
ugxaanta -- Ovum
Xubinta taranka dumarka