Skip to Content

Ka-hortaga Xinjiroobida xididka -- Antiembolic

Daawo

Daawo ama qalab Ka hor tageesa in xididada ay xiraan xinjiro.

Daawo, qalab, ama daaweyn ka hortagta samaysanka xinjirowga dhiiga ku dhex qulqula xididada, inta badan ka dib qalliin la sameeyay ama dadka halista ugu jira Cudurka Xinjirrobida Xididada (thrombosis) ee lugta hoose.

Ka-hortaga Xinjiroobida xididka -- Antiembolic
Sayid Cali November 10, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Dudaha liddiga ah -- Antidote
Daawo