Skip to Content

Ka-hortagga D-Difaac-kiciye -- Anti-D/anti-D Gamma-globulin

Difaaca Jirka
November 13, 2025 by
Ka-hortagga D-Difaac-kiciye -- Anti-D/anti-D Gamma-globulin
Sayid Cali
| No comments yet

Daawo lagu daaweeyo hooyada uurka leh taas oo ayada dhiigeeda iyo cunuga dhiigiisa ay kala duwan yihiin, oo nooca dhiiga cunuga uu yahay (Rh-positive) ayadana (Rh-negative).

Difaac-jirka Ka-hortagga D-Antigenka waa unug difaac (antibody) oo la siiyo haweenka leh dhiigga Rh-negative si looga hortago in jirkoodu soo saaro difaac ka dhan ah dhiigga ilmaha haddii uu Rh-positive yahay. Tani waxay ka hortagtaa cudurka dhiig-baxa ilmaha marka uu dhasho (Hemolytic Disease of the Newborn).

Ka-hortagga D-Difaac-kiciye -- Anti-D/anti-D Gamma-globulin
Sayid Cali November 13, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Daawo Qalal-dhimis -- Anticonvulsant
Daawo