Daawo dileesa ama xakameeneesa caabuqa ka yimaada noolayaasha yaryar ee (fungal iyo yeast).
Waa daawo ama walax joojisa ama disha fangaska keena caabuqa jirka, xoolaha, ama dhirta.