Daawo jirka ka kaalmeesa in saarida kaadida badato isla markaana ilaalisa in jirka uu helo curuyaha Kaaliyam (potassium).
Waa daawo kaadi-bixiye ilaalisa Kaaliyam (potassium), waxaana loo isticmaalaa dhiig-karka iyo bararka, iyadoo yareysa cusbada Naatariyam (sodium) oo ilaalisa potassium-ka kelyaha.