Kaadida oo qofka laga waayo ha ahaato in kilida ay jirantahay ama tubooyinka qaada kaadida oo xiran.
Waa xaalad caafimaad xumo oo uu qofku joojinayo kaadida ama uu soo saaro kaadi aad u yar (ka yar 100 ml maalintii), taasoo muujinaysa fashil daran oo kelyaha ah.
kaadi la’aan -- anuria