Skip to Content

Karbohaydrayt burburiye -- Amylopsin

Enziim
May 29, 2025 by
Karbohaydrayt burburiye -- Amylopsin
Sayid Cali
| No comments yet

Waa Enziim burburiya karbohaydrayt-ka beeryaraha, enziim kaas oo badalaayo maadada (starch) una badalaayo (maltose).

Waa nooc ka mid ah enziim-yada dheefshiidka oo laga helo beeryaraha (pancreas). Waxaa kale oo loogu yeeraa pancreatic amylase. Waxay qeyb weyn ka qaadataa burburinta karbohaydraytyada (carbohydrates), gaar ahaan starch iyo glycogen, iyada oo u beddesha sonkor sahlan sida maltose.

 

Karbohaydrayt burburiye -- Amylopsin
Sayid Cali May 29, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Horudhaca-Borotiin-Uruurka -- Amyloid Precursor Protein
Tilmaam