Skip to Content

Khatarta Suuxdinta -- Anesthetic Risk

Kabaabyo

Marka daawada, habka suuxdinta ama kabaabyeeynta bukaanka ay keento dhibaato aan la filayn.

Waa halista ama dhibaatooyinka suuragalka ah ee la xiriira marka bukaanka la siiyo suuxdinta. Khatartani waxay noqon kartaa mid fudud sida lalabo ama wareer, ama mid culus sida neef-qabatin, xasaasiyad daran, ama dhimasho – waxayna ku xirnaan kartaa xaaladda bukaanka, nooca suuxdinta, iyo nooca qalliinka.

Khatarta Suuxdinta -- Anesthetic Risk
Sayid Cali May 10, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Diyaarinta Suuxsiinta  -- Anesthetic Induction
Kabaabyo