Daawo qofka siisa dareen ah fiyoobi iyo indho-furnaan.
Waa daroogo kicisa hab-dhiska neerfaha dhexe(CNS), korna u qaadda feejignaanta iyo tamarta, waxaana loo adeegsadaa daaweynta cudurrada sida ADHD iyo hurdo-la’aanta (narcolepsy).
Kiciye-Maskaxeed -- Amphetamine