Skip to Content

Kiimiko naytrojiin leh -- Ammonia

Kamistiriga Noolaha
April 23, 2026 by
Kiimiko naytrojiin leh -- Ammonia
Sayid Cali
| No comments yet

Hawo urbadan taas oo katimid isku dar ah maadooyinka (naytrojiin iyo haydarojiin).

Waa walax kiimiko ah oo naytrojiin leh (NH₃) oo jirku soo saaro marka uu burburiyo borotiinka (dheefshiid), sidoo kale waxaa laga helaa deegaanka, waxaana ay sun noqon kartaa haddii ay jirka ku badato.

Kiimiko naytrojiin leh -- Ammonia
Sayid Cali April 23, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Kaalsiyam-xannibe Dhiigga -- Amlodipine
Daawo