Skip to Content

Kiish-hawood -- Alveolus

Xubin ka mid ah sanbabaha
June 22, 2026 by
Kiish-hawood -- Alveolus
Sayid Cali
| No comments yet

God yar, ha ahaado midka ku yaala ciridka meesha iliga ku fadhiya ama godadka hawada ku jiraan ee sanbabada.

Waa kiish-hawood yar oo ku yaal sambabada, halkaas oo oksijiintu (O2) uga gudubto dhiigga, Hawada la isticmaalay ee kaarboon dhay oksayd (CO2) uga baxo dhiigga.

Kiish-hawood -- Alveolus
Sayid Cali June 22, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Caabuqa Kiish-hawoodaha -- Alveolitis
Xubin ka mid ah sanbabaha