Skip to Content

kordhinta gudbiyaha Asitokolin -- Anticholinesterase

Daawo

Maado xirta shaqada dareemaha ayada oo yareeneeso ensiim ka looyaqaano (cholinesterase).

Waa daawo joojisa enzyme-ka burburiya Asitokolin (acetylcholine), taasoo kordhisa shaqada neerfaha iyo murqaha. Waxaa loo isticmaalaa daaweyntooda (myasthenia gravis iyo glaucoma), iyo soo celinta murqaha ka dib suuxdinta qalliinka kadib.

kordhinta gudbiyaha Asitokolin -- Anticholinesterase
Sayid Cali November 15, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Cabirka Jirka Aadanaha -- Anthropometry
Cabirka Jirka