Waa mid ka mid ah saddexda lafoodhago ee dhegta dhexe. Waxay gudbisaa gariirka codka oo ka yimaada lafta malleus (dubbe) kuna sii gudbisa lafta stapes (fardo).
Lafta Dhegta inkas -- incus