Skip to Content

Lafta-jilicsan Hore ee Madaxa -- Anterior Fontanelle

Laf iyo Carjaw

Carjaw ku taala madaxa taas isku heesa lafaha madaxa sida (frontal iyo labada parietal-ka ah).

Waa meesha jilicsan ee ugu weyn madax ilmuhu leeyahay, waxayna ku taallaamadaxa qeybtiisa hore iyo qeybtiisa sare ee caruurta yar, halkaas oo lafaha madaxu weli aanay isku xidhmin. Caadiyan way xirmaysaa marka ilmuhu gaaro 12–18 bilood.

Lafta-jilicsan Hore ee Madaxa -- Anterior Fontanelle
Sayid Cali December 4, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Qol-biyoodka Hore Isha -- Anterior Chamber
Indhaha