Skip to Content

Leexad-arag Khaldan -- Ametropia

Jirro
May 14, 2026 by
Leexad-arag Khaldan -- Ametropia
Sayid Cali
| No comments yet

Indhaha qeybta danbe ee (retina) marka ay toos ugu gudbin iftiinka.

Waa cilad ku timaadda leexinta iftiinka isha, taas oo keenta in sawirku si sax ah ugu dhicin retina-da, sidaa darteedna araggu noqdo daciif ama qalloocan. Waxaa ka mid ah myopia, hyperopia, iyo astigmatism.

Leexad-arag Khaldan -- Ametropia
Sayid Cali May 14, 2026
Share this post
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
ugxaanta -- Ovum
Xubinta taranka dumarka