Dadka qabo kuna dhashay dhiiga aan xinjiroobin, maadada loo yaqaano (factor VIII) waxey ka saacidaa in dhiiga uu xinjiroobo.
Waa borotiin (protein) dabiici ah ama la sameeyay oo ka caawiya xinjirowga dhiigga (blood clotting). Waxaa si gaar ah loogu isticmaalaa daaweynta dadka qaba cudurka dhiig-baxa dhiig-xinjiro la’aanta (Haemophilia A), oo ay sababto yaraanta ama maqnaanta Factor VIII.
Waa borotiin dhiig-xinjireed oo dib loo siiyo bukaanka si loo joojiyo ama looga hortago dhiig-baxa joogtada ah.
Maado Ka-hortagta Dhiig-baxa -- Antihaemophilic Factor (AHF)