Daawada neefta taas oo keenta in tubooyinka hawo-mareenka ay balaarito sida qofka neefta qabo uu hawo fiican uu u qaato.
Waa daawo ballaarisa marinnada hawada sambabbada, waxaana loo isticmaalaa xiiqdheer iyo Cudurka Sambabada ee Joogtada ah (Chronic Obstructive Pulmonary Disease (COPD)) si ay u fududeyso neefsashada.