Skip to Content

Miir celiye -- Analeptic

Daawo

Daawo lagu kacsho qof suuxay ama miirdaboolmay.

Waa daawo kicisa xarunta dhexe ee neerfaha (Central Nervous System), gaar ahaan qaybta maamusha neefsashada iyo feejignaanta. Waxaa loo adeegsadaa xaaladaha ay ka mid yihiin kicinta qof suuxay ama miirdaboolmay iyo qofka in uu dib u neefsado.

Miir celiye -- Analeptic
Sayid Cali May 10, 2025
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Marinka Saxarada -- Anal Canal
Xubin jirka ka mid ah