Skip to Content

Murqo-daciifnimo -- Amyotonia

Jirro
May 17, 2025 by
Murqo-daciifnimo -- Amyotonia
Sayid Cali
| No comments yet

Tabar daro murqaha ah; muruqa oo jilcan ama tabardaro heesato.

Waa xaalad lagu garto adkaanta murqaha oo yaraata (hypotonia), taasoo keenta murqo daciifnimo iyo  in ay rataao iska caabinta uu sameeyo murqaha maka lagu sameeyo ama la saaro cadaadis yar.

Murqo-daciifnimo -- Amyotonia
Sayid Cali May 17, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Sonkor-silsilad -- Amylose
Iskudhiska Sonkorta