Skip to Content

Murqo Dhalin -- Anabolic

Unuga
May 10, 2025 by
Murqo Dhalin -- Anabolic
Sayid Cali
| No comments yet

Soosaarid, warshadeen; waa maado ka shaqeesa in ay soo saarto (protein) ka.

Waa habka dheefshiidka ee dhisidda ama sameynta moleekulada adag, gaar ahaan murqaha, oo ka yimaada kuwa fudud. Waa ka soo horjeedda habka katabolic, kaas oo burburiya moleekulada si loo sii daayo tama

Murqo Dhalin -- Anabolic
Sayid Cali May 10, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
ana-
Eray horgale ah