Xaalad jiro taas oo keenta in murqaha ay iska jilcaan, tabartana ku yaraato iyo in ay gurmaan.
Waa xaalad caafimaad oo ay muruqyada si tartiib tartiib ah u yaraadaan ama u dabcaan sababo la xiriira dhaawaca neerfaha kaxeeya muruqyada ama isticmaal la’aanta muruqyada. Tani waxay keentaa tabardarri iyo miisaan-dhac muruqeed.
Muruq-guran -- Amyotrophia