Skip to Content

Neerfaha Dhinac-dhiman -- Amyotrophic Lateral Sclerosis (ALS)

Jirro

Waa cudur ku dhaca neerfaha gaar ahaan qeybta socodka iyo dhaqdhaqaaqa; ka dibna qof kii uu noqdo mid fadhiid ah oo cuuryaama.

Waa jirro ku dhacda neerfaha, gaar ahaan kuwa xukuma socodka iyo dhaqdhaqaaqa murqaha. Cudurkaan wuxuu keenaa in qofku noqdo mid daciif ah, fadhiid ah, una dhawaado in uu curyaamo.

Neerfaha Dhinac-dhiman -- Amyotrophic Lateral Sclerosis (ALS)
Sayid Cali May 15, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Muruq-guran -- Amyotrophia
Jirro