Skip to Content

Noole Hal-unug leh -- Ameba

Noolaha ilmaqabatada
January 27, 2026 by
Noole Hal-unug leh -- Ameba
Maxamed
| No comments yet

Waa noole yar oo hal-unug ah oo indhaha lagu arki karin, kuna nool biyaha ama mindhicirka bini’aadamka. Qaar ka mid ah amoebooyinka, sida Entamoeba histolytica, waxay keeni karaan cudur.

Eraygaan waxaa badanaa laga isticmaalaa Mareykanka

Fiiri : Noole Hal-unug (moeba).

Noole Hal-unug leh -- Ameba
Maxamed January 27, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Dhalada-daawda-Cirbada -- ampoule
Daawo la xiriirta