Noole asiga oo dhanba ALLE ka abuuray hal unug. Marka ay koox yihiin waa (amoebae).
Waa noole yar oo hal-unug ah oo indhaha lagu arki karin ama ilmaqabato ah, kuna nool biyaha ama mindhicirka bini’aadamka. Qaar ka mid ah amoebooyinka, sida Entamoeba histolytica, waxay keeni karaan cudur.
Sidoo kale fiiri: Noole Hal-unug (ameba).