Qofka dhiigiisu yahay nooca O wuxuu dhiig ugu deeqi karaa dadka leh noocyada dhiigagaan: A, B, AB iyo O micnaheeduna waa dadka oo dhan, waxuuna dhiig ka heli karaa dadka leh nooca O oo kali ah.
Waa magacyada inta nooc oo dhiig ah ee bin'aadamka laga heli karo.