Qaab aan laheyn. waa wax aan lahayn qaab go'an ama qaab-dhismeed muuqda. Waxaa badanaa loo adeegsadaa cilmiga sida kiimikada ama noolaha si loo tilmaamo- walxo aan lahayn nidaam isdaba joog ah (crystal structure).