Skip to Content

Qaadista Dheecaanka Uurka -- Amniocentesis

Sheybaar
April 12, 2026 by
Qaadista Dheecaanka Uurka -- Amniocentesis
Sayid Cali
| No comments yet

Waa hab baarid lagu sameeyo biyaha ama dheecaanka ibida xiliga cunuga uurka ku jiro iyada oo la’isticmaalaayo saliingo iyo cirbad.

Waa hab-caafimaad oo cirbad lagu qaado dheecaan yar oo ka mid ah Xeendaabka Uurjiifka, si loo baaro xaaladda ilmaha, cudurrada hidde-sideyaasha, ama infekshannada.

Qaadista Dheecaanka Uurka -- Amniocentesis
Sayid Cali April 12, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Eray tusaayo Xeendaabka Uurjiifka -- Amnio-
Xubin ka mid ah uurka