Dhalmada qalab loo isticmaalo taas oo caag ah af qaloocanna leh si loogu dilaaciyo xuubka xeendaabka uurjiifka si ay usoo dadajiso foosha.
Waa qalab caafimaad oo nadiif ah, af qalloocan leh, oo loo isticmaalo in lagu dillaaciyo xeendaabka uurjiifka si loo bilaabo ama loo dedejiyo foosha dhalmada.