Skip to Content

Qalabka Indheynta Uurjiifka -- Amnioscope

Xubin ka mid ah uurka
March 29, 2026 by
Qalabka Indheynta Uurjiifka -- Amnioscope
Sayid Cali
| No comments yet

Baaritaan qalab lagu ogaado ilmaha inta ay uurka ku jiraan, qalabkaas waxaa loo marsiiyaa minka.

Waa qalab caafimaad oo loo isticmaalo in lagu arko xeendaabka uurjiifka iyo dheecaankeeda iyada oo loo marayo halbowlaha inta uurku dambeeyo ama foosha socoto.

Qalabka Indheynta Uurjiifka -- Amnioscope
Sayid Cali March 29, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Sawiridda Xeendaabka Uurjiifka -- Amniography
Xubin ka mid ah uurka