Skip to Content

Qandac-joojiye -- Antispasmodic

Daawo
August 3, 2025 by
Qandac-joojiye -- Antispasmodic
Sayid Cali
| No comments yet

Daawo ka hortagta dibaaxinta ama jareeska murqaha.

Waa daawo ama walax joojisa ama yaraysa qandacyada muruqyada, gaar ahaan muruqyada iswada (sida mindhicirka, ilmo-galeenka, iwm).

Qandac-joojiye -- Antispasmodic
Sayid Cali August 3, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Bulsho-diid -- Antisocial
Maanka iyo Dabeecada