Qandho yar oo qofka ku socon karo oo shaqadiisa qabsan karo.
Waa qandho fudud oo qofku wali socod iyo hawl maalmeedkiisa sii wadan karo inkastoo uu qabo qandho.
Ereygaan hada badanaa lama isticmaalo. eryga hoose ee (Low-grade fever) ayaa loo badanayahay isticmaalkeeda.
Fiir: Qandho Heer-hoose -- Low-grade fever