Gooryaan ku jira mindhicirada kaas oo ku dhaga darbiga mindhicirada ilkahana gishta si uu u dhuuqo/jiqo dhiiga iyo nafaqada jirka qofka.