Xaalada Unugu uu maro taas oo ah in unugta in ay isdhasho ayada oo labo u kala jabeesa/go’eesa.
Waa nooc ka mid ah qaybsanaanta unugga oo si toos ah u dhacda iyada oo aan la marin marxaladaha caadiga ah ee miitosis-ka (sida spindle formation), taasoo keenta in unug hal ah uu laba unug u kala baxo.