Qof qaliin lagu sameeyay oo lug laga gooyay ama qeyb ka mid ah lug.
Waa qof laga jaray addin (gacanta, lugta, faraha, ama cagta) sabab la xiriirta qalliin, dhaawac, ama cudur.
Qof Addin-la’ -- Amputee