Skip to Content

Qol-biyoodka Hore Isha -- Anterior Chamber

Indhaha

Dabaqyada ee isha ka koobanthay midka sadaxaad.

Waa meel biyo ka buuxaan oo isha ku dhex taalla, oo u dhaxaysa korniyada (cornea) iyo Ayriska (iris). Waxay ku jirtaa dheecaanka loo yaqaano (aqueous) oo quudiya korniyada iyo muraayadda (lens) isla markaana ilaaliya cadaadiska isha.

Qol-biyoodka Hore Isha -- Anterior Chamber
Sayid Cali December 4, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Kaadi-haysta -- Bladder
Xubin jirka ka mid ah