Raajo la saari jiray hooyada uurka leh.
Waa baaritaan sawir-qaadis ah oo dheecaan midab leh lagu shubo dheecaanka xeendaabka uurjiifka si loo arko ilmaha iyo xeendaabka uurjiifka, badanaa iyadoo la adeegsanayo raajo (X-ray).
F.g: waa la joojiyay baaritaankaan oo waxaa badalay kumbuyuutarka uurka. sabata wuxuu dhib u geesanaa ilamaha uurka ku jira.